What's Hot

    Storm Clouds Over the Eritrean–Ethiopian Border: How the UAE is Financing a Proxy War Over Assab for Israel By Dr. Bischara Ali Egal September 11, 202

    October 18, 2025

    Civilians loot weapons from vessel intercepted off Somalia coast .By Somali Guardian . July20, 2025

    July 22, 2025

    1 FAITH, FLAGS, AND FEDERALISM: U.S. AND HERITAGE FOUNDATION PROJECTS IN SOMALIA, 2000–2025. BY DR. BISCHARA ALI EGAL,July 21, 2025

    July 22, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Horn ObserversHorn Observers
    Subscribe
    • Horn Of Africa
    • North America
    • News By Country
      • Russia
      • Ukraine
      • Turkey
      • Canada
      • China
      • France
      • UK
      • Israel
      • Palestine
      • Germany
      • India
      • Pakistan
      • Egypt
      • Iraq
      • Afghanistan
      • Italy
      • Lebanon
      • Malaysia
      • North Korea
    • Arabian Peninsula
      • Saudi Arabia
      • UAE
      • Qatar
      • Oman
      • Iran
      • Afghanistan
      • Kazakistan
    • Global Research
    • Videos
    Horn ObserversHorn Observers
    Home»News By Country»Palestine»Siduu ku billowday dagaalka Qasa ee cirka isku sii shareeraya?
    Palestine

    Siduu ku billowday dagaalka Qasa ee cirka isku sii shareeraya?

    By May 14, 2021No Comments4 Mins Read
    Facebook Twitter LinkedIn Telegram Pinterest Tumblr Reddit WhatsApp Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dagaalka ka dhex aloosan Israa’iil iyo Falastiiniyiinta ayaa horseeday in Qaramada Midoobay ay ka digto “dagaal ballaaran” oo dhex mara labada dhinac.

    Rabshadahan u dambeeyey ayaa yimid kaddib dhowr bilood oo xiisad ay ka taagnayd magaalada Qudus, intkastoo khilaafku uu soo taagnaa tobonaan sano.

    Arrin 100-sano jirsatay.

    Dowladda Britain ayaa la wareegtay gacan ku haynta deegaan lagu magacaabo Falastiin kaddib markii dagaalkii koowaad ee adduunka la jabiyey boqortooyadii Cismaaniyiinta oo ayadu dhulkaas ka talinaysay.

    Dhulkaas waxaa degganaa Yuhuud laga tiro badan yahay iyo Carab aqlabiyad ah.

    Xiisadda u dhexaysa labadaas shacab ayaa sii xoogaysatay kaddib markii beesha caalamku ay Britain u xilsaartay in Falastiin ay noqoto “dhulka hooyo” ee Yuhuudda.

    Yuhuuddu waxay rumaysan tahay in dhulkaasi uu yahay dhulkii awooweyaashood, balse Falastiiniyiintuna waxay sidoo kale sheegteen in ayagu ay dhulka leeyihiin isla markaasna waxay ka soo horjeesteen tallaabadaas.

    Intii u dhexaysay 1920-kii iyo 1940-kii, tirada dadka Yuhuudda ah ee dhulkaas imaanaysa ayaa sii badatay, ayagoo qaar badan oo ayaga ka mid ah ay ka soo baxsanyeen cadaadiska ka haysta qaaradda Yurub isla markaasna raadinaya dhul ay gaar u leeyihiin kaddib xasuuqii Holocaust ee dagaalkii labaad ee adduunka.

    Xiisadda u dhexaysa Yuhuudda iyo Carabta, iyo ka hor imaanshihii xukunka Britain ayaa ayaduna sii korortay.

    Sannadkii 1947-dii, Qaramada Midoobay ayaa u codaysay in dhulka Falastiin loo kala qaybiyo laba dowladood oo Yuhuud iyo Carab ah.

    Qorshehaas waxaa aqbalay hoggaamiyeyaasha Yuhuudda halka Carabtu ay diideen hirgelinta arrintaas.

    Aasaaskii Israa’iil iyo ‘Musiibadii’ dhacday

    Sannadkii 1948-dii, ayadoon dhibaatadaas xal loo helin, ayaa masuuliyiintii Britain ee halkaa xukumi jiray iyo hoggaamiyeyaashii Yuhuudda waxay ku dhawaaqeen in la sameeyey dowladda Israa’iil.

     

    Falastiiniyiin badan ayaa ka soo horjeestay arrintaas waxaan bilowday dagaal. Waxaana duullaan soo qaaday ciidamo ka socda dalalka dariska ah ee Carabta.

     

    Boqolaal kun oo falastiiniyiin ah ayaa ka cararay guryahooda ama waa lagu khasbay in ay guryahooda ka baxaan waxa loo yaqaan Al Nakba, ama “Musiibada”.

     

    Isla markii uu dagaalku dhammaaday waxaa sannadkii xigay la gaaray xabbad joojin, Israa’iil ayaa la wareegtay inta badan dhulkaas.

     

    Urdun ayaa qabsatay dhulka haatan loo yaqaan Daanta Galbeed, halka Masar-na ay qabsatay Gaza.

     

    Qudus ayaa u qaybsantay labo qaybood, ciidamada Israa’iil oo qabsaday Galbeedka, iyo ciidamada Urdun oo qabsaday Bariga.

     

    Maadaama aysan labada dhinac waligood heshiin – dhinac kasta kan kale ayuu eedda dusha uga tuuray. Mana jirin wax dagaallo ah oo dhacay sanadihii xigay.

     

    Dagaal kale ayaa bilowday sannadkii 1967, Israa’iil ayaana qabsatay Bariga Qudus Daanta Galbeed, buuraha Golan Heights ee Suuriya, Gaza iyo gacanka Siinaay ee Masar.

    Inta badan qaxootigii Falastiiniyiinta iyo carruurtii ay dhaleen ayaa ku nool Gaza iyo daanta Galbeed, iyo sidoo kale dalka dariska ah ee Urdun, Suuriya iyo Lubnaan.

    Qaxootigaas iyo carruurtii ay dhaleenba looma oggolaan in guryahooda ay dib ugu soo laabataan – Israa’iil ayaa ku andacoonaysa in arrintaasi ay khatar ku tahay jiritaanka dowladda Yuhuudda.

     

    Israa’iil ayaa wali haysata Daanta Galbeed, inkastoo ay ka baxday Qasa, Qaramada Midoobayna waxay weli u aragtaa dhulkaas qayb ka mid ah dhulka la haysto.

     

    Israa’iil ayaa sheeganaysa in magaalada Qudus oo dhan ay tahay Caasimadooda, halka Falastiiniyiintu ay sheeganayaan in Bariga Qudus ay tahay caasimadda mustaqbalka ee Falastiiniyiinta.

     

    Maraykanka ayaa ah dalka kaliya ee aqoonsaday in magaalada oo dhan ay tahay caasimadda Israa’iil. 50-kii sano ee u dambeeyey Israa’iil ayaa deegaamayn ka samaysay deeganadaas, halkaas oo haatan ay ku nool yihiin 600,000 oo Yuhuud ah.

     

    Falastiiniyiinta ayaa sheegaya in arrintani ay tahay sharci darro marka la eego shuruucda caalamiga ah ayna caqabad ku tahay nabadda, balse Israa’iil ayaa arrintaas beeninaysa.

    Maxaa Haatan Dhacaya?

    Xiisadaha u dhexeeya Israa’iil iyo Falastiiniyiinta ku nool Bariga Qudus, Qasa iyo Daanta Galbeed ayaa inta badan aad u sarraysa. Qasa ayaa waxaa xukuma ururka Falastiiniyiinta ee Xamaas, kaas oo marar badan ay Israa’iil dagaallamen.

     

    Israa’iil iyo Masar ayaa xukuma xuduudaha Qasa si ay u xakameeyaan hubka soo gelaya halkaas si ururka Xamaas uusan gacanta ugu dhigin.

    Falastiiniyiinta ku sugan Qasa iyo Daanta Galbeed ayaa ka badanaa waxyeello ka soo gaartay ficillada Israa’iil iyo Xayiraadaha halkaa saaran. Israa’iil ayaa dhankeeda sheegaysa in arrintaas ay u samaynayso si ay nafteeda uga difaacdo rabshadaha Falastiiniyiinta.

    Xiisadda ayaa cirka isku shareertay tan iyo markii ay bilaabatay bisha barakaysan ee Ramadan bartamihii bishii la soo dhaafay ee April, ayadoo iskudhacyo habeenkii ah ay dhexmarayeen Falastiiniyiinta iyo booliiska Isarel.

     

    Falastiiniyiinta deggan Bariga Qudus oo si xoog ah guryahooda looga rarayo ayaa ayadu caro weyn dhalisay.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email
    Previous ArticleChris Hedges: Israel, the Big Lie
    Next Article Turkish President Erdogan addresses Israeli atrocities

    Related Posts

    Storm Clouds Over the Eritrean–Ethiopian Border: How the UAE is Financing a Proxy War Over Assab for Israel By Dr. Bischara Ali Egal September 11, 202

    October 18, 2025

    Civilians loot weapons from vessel intercepted off Somalia coast .By Somali Guardian . July20, 2025

    July 22, 2025

    1 FAITH, FLAGS, AND FEDERALISM: U.S. AND HERITAGE FOUNDATION PROJECTS IN SOMALIA, 2000–2025. BY DR. BISCHARA ALI EGAL,July 21, 2025

    July 22, 2025

    Storm Clouds Over the Eritrean–Ethiopian Border: How the UAE is Financing a Proxy War Over Assab for Israel By Dr. Bischara Ali Egal September 11, 202

    Horn Of Africa October 18, 2025

    Storm Clouds Over the Eritrean–Ethiopian Border: How the UAE is Financing a Proxy War Over…

    Civilians loot weapons from vessel intercepted off Somalia coast .By Somali Guardian . July20, 2025

    Sudan & Uganda July 22, 2025

    https://somaliguardian.com/news/somalia-news/civilians-loot-weapons-from-vessel-intercepted-off-somalia-coast/ MOGADISHU (Somaliguardian) – A portion of a weapons shipment onboard a vessel seized by…

    1 FAITH, FLAGS, AND FEDERALISM: U.S. AND HERITAGE FOUNDATION PROJECTS IN SOMALIA, 2000–2025. BY DR. BISCHARA ALI EGAL,July 21, 2025

    Sudan July 22, 2025

    https://drbischaragmailcom.substack.com/p/1-faith-flags-and-federalism-us-and FAITH, FLAGS, AND FEDERALISM: U.S. AND HERITAGE FOUNDATION PROJECTS IN SOMALIA, 2000–2025. BY DR.…

    Sudan orders halt to South Sudan oil exports citing RSF attacks. Editor’sPICK MAY 10, 2025

    Horn Of Africa May 12, 2025

    https://sudantribune.com/article300736/ May 10, 2025 (JUBA) – Sudan has directed oil companies to begin shutting down…

    Turkey doubles troops in Somalia amid Al-Shabab offensive Ankara sends drones, ammunition, commandos but still avoids directly engaging the armed Somali group on the ground.BY By Ragip Soylu in Ankara and MEE correspondent Published date: 25 April 2025

    Turkey April 29, 2025

    https://www.middleeasteye.net/news/turkey-doubles-troops-somalia-amid-al-shabab-offensive?utm_source=Middle+East+Eye&utm_campaign=23b1406c83-EMAIL_CAMPAIGN_2025_04_28_01_25&utm_medium=email&utm_term=0_-23b1406c83-273654842 Turkey doubles troops in Somalia amid Al-Shabab offensive Ankara sends drones, ammunition, commandos…

    Top Posts

    Storm Clouds Over the Eritrean–Ethiopian Border: How the UAE is Financing a Proxy War Over Assab for Israel By Dr. Bischara Ali Egal September 11, 202

    October 18, 2025

    Civilians loot weapons from vessel intercepted off Somalia coast .By Somali Guardian . July20, 2025

    July 22, 2025

    1 FAITH, FLAGS, AND FEDERALISM: U.S. AND HERITAGE FOUNDATION PROJECTS IN SOMALIA, 2000–2025. BY DR. BISCHARA ALI EGAL,July 21, 2025

    July 22, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Horn Observers is an online platform Founded by Prof. Dr. Bischara Ali Egal in Mogadishu, featuring a plurality of voices and views of the African horn people. Committed to encouraging open debate on matters not adequately covered by traditional media.

    Contact us: [email protected]

    Facebook X (Twitter) YouTube
    Top Insights

    Storm Clouds Over the Eritrean–Ethiopian Border: How the UAE is Financing a Proxy War Over Assab for Israel By Dr. Bischara Ali Egal September 11, 202

    October 18, 2025

    Civilians loot weapons from vessel intercepted off Somalia coast .By Somali Guardian . July20, 2025

    July 22, 2025

    1 FAITH, FLAGS, AND FEDERALISM: U.S. AND HERITAGE FOUNDATION PROJECTS IN SOMALIA, 2000–2025. BY DR. BISCHARA ALI EGAL,July 21, 2025

    July 22, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 HornObservers. All rights reserved.
    • Home
    • North America
    • Horn Of Africa
    • Arabian Peninsula
    • Videos

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.