What's Hot

    Storm Clouds Over the Eritrean–Ethiopian Border: How the UAE is Financing a Proxy War Over Assab for Israel By Dr. Bischara Ali Egal September 11, 202

    October 18, 2025

    Civilians loot weapons from vessel intercepted off Somalia coast .By Somali Guardian . July20, 2025

    July 22, 2025

    1 FAITH, FLAGS, AND FEDERALISM: U.S. AND HERITAGE FOUNDATION PROJECTS IN SOMALIA, 2000–2025. BY DR. BISCHARA ALI EGAL,July 21, 2025

    July 22, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Horn ObserversHorn Observers
    Subscribe
    • Horn Of Africa
    • North America
    • News By Country
      • Russia
      • Ukraine
      • Turkey
      • Canada
      • China
      • France
      • UK
      • Israel
      • Palestine
      • Germany
      • India
      • Pakistan
      • Egypt
      • Iraq
      • Afghanistan
      • Italy
      • Lebanon
      • Malaysia
      • North Korea
    • Arabian Peninsula
      • Saudi Arabia
      • UAE
      • Qatar
      • Oman
      • Iran
      • Afghanistan
      • Kazakistan
    • Global Research
    • Videos
    Horn ObserversHorn Observers
    Home»Arabian Peninsula»Qatar»Danjiraha Shisheeye ee Soomaaliya u fadhiya Qatar
    Qatar

    Danjiraha Shisheeye ee Soomaaliya u fadhiya Qatar

    By May 30, 2023No Comments3 Mins Read
    Facebook Twitter LinkedIn Telegram Pinterest Tumblr Reddit WhatsApp Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kagadaal markay Dawladda Maraykanku iska diiday Ruun Saciid Qoorsheel ayaa  loo magacaabay Ruun  inay noqoto siihayaha Safaaraddeena ku taalla Dalkaas Qatar markay xilka kala wareegtay Safiirkii hore durba waxay magacawday ‘’Ergayga Amuuraha Gaarka ah ee Safaaradda ‘’ waxayna u macawday nin u dhashay Marooko  macagiisana la yiraahdo ‘’Maxamed Riyad Cabdulqadir’’  ninkan ayaa leh Shirkad dhalanteed ah lana yiraahdo KON W.L.L xafiisna ku leh Dooxa wuxuuna leeyahay magac ka duwan kan kusoo baxay warqadda magacaabista ee kasoo baxday xafiiska Siihayaha Safaaradda Soomaaliyeed  oo ah Mr. Mohamed Riad Massani 

    Dublamaasi ka tirsan Wasaaradda Amuuraha Debadda ee Dalkaas Qatar ayaa ii  xajiiyay inay su’aalo ka waydiiyeen Siihayaha qudheeda hasa ahaatee waxay ku guul daraysatay inay noo soo gudbiso macluumaadka dhabta ah ee ninkan iyo shaqada uu qabanayo waxay tahay

    Dublmaasi Qatari ah ayaa ii sheegay inay maalmo kahor booqashadii Madaxwayne Xassan ee Dooxa inay ogaadeen  in Xafiiska Shirkadda ninkan lee yahay ( KON GROUPS ) inuu yaallo nuqul tiimbaraha Safaaradda Soomaaliya halkaasna lagu qoro warqado aan lahayn summadda tixraaca  kaydka dukumiintiyada Safaaradda Soomaaliyeed .

    Ganacsato reer Qatar ah ayaa u xaqiiyay Habmaamuuska Wasaaradda Dibadda Qatar inay lasoo xariirtay gabadh u dhalatay Dalka Hindiya  lana yiraahdo  Revathi Krishnan ayadoo ku hadlaysa magaca Safaaradda Soomaaliya, Gabadhan ayaa doonaysay inay balamo u samayso Xog-hayaha joogtada ee Wasaaradda Amuuraha Debedda Soomaaliyeed oo markaa booqasho ku imanayay Dalkaas Qatar

    Dublamaasi ka tirsan Hab-maamuuska Wasaaradda Amuuraha Debedda Qatar ayaaa ii sheegay in Siihaye Ruun Qorsheel, Xoghayaha 1aad Cabdirisaaq Cabdi iyo ku xigeenkiisa  Maxamed Nour laguna garan og yahay (Badar) ay Wasaaradda mar walba iska galaan ballan la aan waraaqahana aysan marsiin jidka loogu tala galay waxayna WhatsApp ugu diraan Agaasimaha hab-maamuuska Wasaaaradda Ibrahim Fakiir sidoo kale  xafiis yada ayay iska galaan ayagoo daba socda warqad ay soo direen jawaabteedi taasoo baal marsan hab maamuuska dublamaasiga .

    Siihayaha Safaaradda Ruun Qorsheel ayaa heshiis is af garad la saxiixday shirkad uu leeyahay Ninka ay ergayga u magacawday oo la yiraahdo Kon Groups waxaana la ii sheegay in shirkaddan ay doonayso inay dib u habayn ku samayso dhismaha safaaradda Soomaaliyeed waxaana lacag nus malyuun gaaraysa laga codsaday Dawladda Qatar.

    Al Massani wuxuu Safaaradda Soomaaliya keenay Nin Marookaan ah oo u fadhiya soo dhawaynta sidoo kale Nin Kiinyaan ah oo waardiye ah ( Waxaa Safaaradaha ilaaliya Ciidanka ilaalada hay’adaha dublamaasiga ah ee Qatar fadhiya )  waxaa intaas dheer waxaa la eryay gabadh Soomaaliyeed oo ahayd ( Local Staff ) waxaana lagu badalay nin Pakistani ah oo uu keenay Almassani

    Dublamaasi ka tirsan Safaaradda Suudaan ayaa ii sheegay in ninkan uu Safaaradaha Itoobiya iyo Suudaan ee Dalkaas Qatar uu magacooda lacago uga qaatay Dawladda Qatar , si kastaba waxaan helay xog sheegaysa in Ninkaan laga mamnuucay xayn daabka Safaaradda Turkiga ee Dooxa kadib maarkii uu Sawir uu Safiirka Turkiga la galay uu u isticmaalay hab been abuur ah.

    Booqashadii Madaxwayne Xassan ee Dooxa  Al Massani wuxuu kasoo muuqanayay dhinaca Madaxwaynaha dhammaan kulamada sida ka muuqata sawiradda laga soo qaaday taasoo laga dheehan karo Al Massani inuu taagan yahay booska Danjiraha Dalkeena u joogo dalkaas Qatar, Magacaabista ninkan ayay suura gal tahay inuu Xafiiska Madaxwaynuhu ka war hayo . Ninkan Carabka ah ayaa Vilada lagu dhex arkay waxaase la ii xajiijin waayay cidda gaysay iyo maqaamka uu ku tagay halkaas

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email
    Previous ArticleQualified Immunity – what’s it all about. The LA Progressive gets into it.
    Next Article A Response to The New York Times’ Ritualistic Denunciation of Mao’s Cultural Revolution…

    Related Posts

    “7 Countries in 5 Years” – Regime Change in Iran Coming Soon?

    December 19, 2024

    Iran test flights its indigenously-developed plane Simorgh

    December 11, 2024

    Putin and Xi and Iran The Unready Updated

    December 9, 2024

    Storm Clouds Over the Eritrean–Ethiopian Border: How the UAE is Financing a Proxy War Over Assab for Israel By Dr. Bischara Ali Egal September 11, 202

    Horn Of Africa October 18, 2025

    Storm Clouds Over the Eritrean–Ethiopian Border: How the UAE is Financing a Proxy War Over…

    Civilians loot weapons from vessel intercepted off Somalia coast .By Somali Guardian . July20, 2025

    Sudan & Uganda July 22, 2025

    https://somaliguardian.com/news/somalia-news/civilians-loot-weapons-from-vessel-intercepted-off-somalia-coast/ MOGADISHU (Somaliguardian) – A portion of a weapons shipment onboard a vessel seized by…

    1 FAITH, FLAGS, AND FEDERALISM: U.S. AND HERITAGE FOUNDATION PROJECTS IN SOMALIA, 2000–2025. BY DR. BISCHARA ALI EGAL,July 21, 2025

    Sudan July 22, 2025

    https://drbischaragmailcom.substack.com/p/1-faith-flags-and-federalism-us-and FAITH, FLAGS, AND FEDERALISM: U.S. AND HERITAGE FOUNDATION PROJECTS IN SOMALIA, 2000–2025. BY DR.…

    Sudan orders halt to South Sudan oil exports citing RSF attacks. Editor’sPICK MAY 10, 2025

    Horn Of Africa May 12, 2025

    https://sudantribune.com/article300736/ May 10, 2025 (JUBA) – Sudan has directed oil companies to begin shutting down…

    Turkey doubles troops in Somalia amid Al-Shabab offensive Ankara sends drones, ammunition, commandos but still avoids directly engaging the armed Somali group on the ground.BY By Ragip Soylu in Ankara and MEE correspondent Published date: 25 April 2025

    Turkey April 29, 2025

    https://www.middleeasteye.net/news/turkey-doubles-troops-somalia-amid-al-shabab-offensive?utm_source=Middle+East+Eye&utm_campaign=23b1406c83-EMAIL_CAMPAIGN_2025_04_28_01_25&utm_medium=email&utm_term=0_-23b1406c83-273654842 Turkey doubles troops in Somalia amid Al-Shabab offensive Ankara sends drones, ammunition, commandos…

    Top Posts

    Storm Clouds Over the Eritrean–Ethiopian Border: How the UAE is Financing a Proxy War Over Assab for Israel By Dr. Bischara Ali Egal September 11, 202

    October 18, 2025

    Civilians loot weapons from vessel intercepted off Somalia coast .By Somali Guardian . July20, 2025

    July 22, 2025

    1 FAITH, FLAGS, AND FEDERALISM: U.S. AND HERITAGE FOUNDATION PROJECTS IN SOMALIA, 2000–2025. BY DR. BISCHARA ALI EGAL,July 21, 2025

    July 22, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Horn Observers is an online platform Founded by Prof. Dr. Bischara Ali Egal in Mogadishu, featuring a plurality of voices and views of the African horn people. Committed to encouraging open debate on matters not adequately covered by traditional media.

    Contact us: [email protected]

    Facebook X (Twitter) YouTube
    Top Insights

    Storm Clouds Over the Eritrean–Ethiopian Border: How the UAE is Financing a Proxy War Over Assab for Israel By Dr. Bischara Ali Egal September 11, 202

    October 18, 2025

    Civilians loot weapons from vessel intercepted off Somalia coast .By Somali Guardian . July20, 2025

    July 22, 2025

    1 FAITH, FLAGS, AND FEDERALISM: U.S. AND HERITAGE FOUNDATION PROJECTS IN SOMALIA, 2000–2025. BY DR. BISCHARA ALI EGAL,July 21, 2025

    July 22, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 HornObservers. All rights reserved.
    • Home
    • North America
    • Horn Of Africa
    • Arabian Peninsula
    • Videos

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.